Cali Guudlaawe oo Amray in isbadal amaan mudo isbuuc ah looga dareemo Baladweyn (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigaanka Hirshabeelle ayaa shir gudoomiyay kulanka guud ee amniga oo maanta ka dhacay Magaalada Beledweyne. Shirka amniga ee maanta oo ay ka qeybgaleen Wasiirka Amniga, Taliyaha qeybta 27aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, Taliyaasha Guutooyinka 4aad iyo 5aad qeybta 27aad ee CXD, Taliyaha Ciidanka … Continue reading Cali Guudlaawe oo Amray in isbadal amaan mudo isbuuc ah looga dareemo Baladweyn (Sawirro)